Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti oo Muqdisho gaaray & xog ku aadan ujeedada safarkiisa (Daawo Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga dowlada Jabuuti Cali Xasan Bahdoon iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Wafdigan ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaano, Saraakiil Ciidan iyo koox fanaaniin ah waxeyna u yimaadeen inay ka qeyb galaan Xafladda munaasabada iyo dabaadega 1-da Luulyo oo lagu waddo in caawa Magaalada Muqdisho … Continue reading Wasiirka Gaashaandhigga Jabuuti oo Muqdisho gaaray & xog ku aadan ujeedada safarkiisa (Daawo Sawirro)